(Sawirro) Deni & wafdi uu horkacayey Mr. Gregory Kasunko oo ka wada hadlay…

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay wafdi ka socda Bankigga Adduunka oo uu hoggaaminayo Madaxa Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dowladda Gregory Kasunko. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo Masuuliyiinta Maamulka ee wadashaqeynta la leh Bankiga Adduunka. Waxaa looga hadlay kulanka dardagelinta Mashaariicda Bankiga Adduunku uu ka wado Puntland … Continue reading (Sawirro) Deni & wafdi uu horkacayey Mr. Gregory Kasunko oo ka wada hadlay…